Links
Somali Radio
Sections
Qadaafi Oo Burcadbadeeda Ku Tilmaamay Kuwo Sharci Ah.
Madaxweynaha Liibiya Mucamar Al-Qadaafi ayaa howlaha ka socda biyaha Soomaaliya ee kooxaha burcad badeeda ka wadaan ku tilmaamay kuwo sharici ah oo lagu difaacayo qeyraadka biyaha Soomaaliya, Waxaa Qadaafi uu sheegay in beesha caalaamka uu u gudobin doono qorshe ku aadan in la ixtiraamo biyaha Soomaaliya oo aan marnaba lagu xadgudbin.
Lama oga waxaa uu kala jeedo arinkaan inay dhab katahay iyo inuu doonayo inuu noqdo gacan dhexe oo udhaxaysa Burcadda iyo Dawladaha Marinka danaha karaba, Isagoo ka hadlayay kulan socon doona labo maalin oo magaalada SABRATHA ee wadanka Libiya uga furmay wadamada{ SIIN iyo SAAD}.
Rate this article



del.icio.us
Digg
Comments (0 posted):
Post your comment