Home | Somali News | Xubno Cusub Oo Ku Biiray Dowladda Midnimo Qaran.

Xubno Cusub Oo Ku Biiray Dowladda Midnimo Qaran.

Font size: Decrease font Enlarge font
image

Kusimaha afhayeenka golihii Maxaakimta Sh. C/risaq Max'ed Qayloow oo maanta ka hadlay maalinta xornimada Somaliya iyo midowga labada gobol ayaa sheegay in dowladdu ay dhawaan soo afjari doonto dagaalada kala dhexeeya xoogaga mucaaradka ah. Sh. C/risaaq oo dhawaan ku biiray dowladda ayaa sheegay inay wadaan diyaar garowgii ugu dambeeyay oo ay dalka uga saari lahaayeen kooxaha mucaaradka ku ah.

Isbahaysiga dowlada ayaa waxa hada kusoo biirayo xubno cusub oo naftooda uga soo cararay xoogaga Mucaaradka ah oo sheegay inaysan jiri wax dhexdhexaad la yiraahdo, ee labada dhinac la kala raaco.

 

Comments (0 posted):

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Rate this article
0
Powered by Vivvo CMS v4.0