Links
Somali Radio
Sections
Poll: Like Our New Look?
Do you like our new Vivvo look & feel?
Beelaha Shiikhaal Iyo Cumar Maxamud Oo Ku Diriray Gaalkacyo
Dagaal xoogan oo socday mudo saacado ah ayaa galinkii hore ee manta ka bilowday Xaafado ku yaal agagaar airporka galkacyo. Dagaalka Saaka ayaa salka ku haya is qaqabsi dhul inkastoo aan la ogaan Karin qasaaraha dhabtaa ee ka dhashay dagaalkan ayaa wararka laga helayo waxay sheegayaa in ay ku dhinteen ilaa 3qofood kuna dhaawacmeen ilaa 4kale waxaana jira waan waan ay wadaa odayaasha kasoo kala jeeda beelaha ay dirirtu u dhexmartay. Mahan markii ugu horaysay ee ay labadan beelod ku Dagaalamaan Galkacyo bishii Sept e 2011 ayay ahayd markii uu dagaal caynkan oo kale ah dhex maray, kaa oo gaystay qasaare nafeed iyo mid hanta balse markii danbe ay ku guuleysteen Maamulada Galmudug iyo Puntland joojinta xiisada dagaalka
Soo noq noqoshada dagaalkan ayan la ,oagayn sababta rasmiga ah ee ka danbaysay mana jiraan ilaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay labada maamul ee ay ka soo kala jeedan labadan beelood ee ay dirirtu dhexmartay.
Wixii warar dheeraad ah eek u soo kordha kala socowadanka.com
Wixii warar dheeraad ah eek u soo kordha kala socowadanka.com
Rate this article



del.icio.us
Digg
Comments (1 posted):
waadna mahadsan tihiin.Runtiina dagaalkaas waa dagaal fitno oo dadka muslimka ah ma banaana iney is dilaan oo kan la dilay iyo kan wax dilayba waa ahlu naar ayuu nabiga yiri salla laahu caleyhi wasalam Allaha waxaan ka baryayaa inuu heshiis waara dhex dhigo dadka walaalaha ah ee somalida wada ah mislimkana wada ah.
Post your comment