Guled Bootaan

image

Tiro Madaafiic ah oo Xalay Lagu Garaacay Xarunta Madaxtooyadav .

Xalay saqdii dhexe ayaa la maqlayay Deryanka Madaafiicda loo yaqaano Mootarka kuwaasoo lagu garaacayay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho.    Ilo ku dhow
Full story
image

Qaybo ka mid ah Dalka Soomaaliya oo Maanta laga Xusayo 15ka May

Iyadoo Maanta ay ku began tahay Shan iyo Tobanka May oo ah maalintii Dhidabada loo taagay Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyee ee SYL ayaa waxaa qaybo ka ...
Full story
image

Ciidamada Amaanka oo howlgalo dadku soo qabqabtay Magalada Baydhabo

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda gaashaan Dhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Catoosh ayaa ka war bixiy Hawl gallo muddooyinkii Danbe Ciidamada dawladda ay ka ...
Full story
image

Maleshiyaadka al Shabaab oo Shegay in ay Dileen Sarkaal Burundi ah

War ay manta maleshiyaadka kooxda al Shabaab ku  Shaaciyen Bogga internetka  ayay ku sheegeen in ay ku Dileen gudaha Soomaaliya Sarkaalkii ugu sareeyay Ciidamada Burundiga ...
Full story
image

Maraykanka Oo Shaaciyay Horjooge Shabaabka ah oo la Shaqeeya .

Sarkaal ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Maraykanka ayaa markii u horeeysay sheegay inuu jiro Horjooge ka  tirsan Maleeshiyaadka Muhaajiriinta ee ka barbar dagaalama kooxda Shabaabka oo si ...
Full story
image

Qarax La labeegsaday Ciidamada Ethiopia Ee B/weyn.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Beled Weeyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya ui barqanimadii Maanta Kolonyo Gaadiidka Ciidamada Itoobiyaanka ee marayay Xaafadda Kooshin ee magaalada ...
Full story
image

Maamulka Baydhaba Oo Sheegay in ay wax ka qabanayaan Ammaanka

Iyadoo muddooyinkii u danbeeyay ay jireen falal amni darra ah oo ka dhacayay magaalada Baydhabo ayaa waxaa arrintaa ka hadlay Guddoomiye ku Xigeenka Degmada baydhabo ...
Full story
image

Midowga Afrika oo Ciidamada AMISOM ka caawin Doona Dhinaca Xuquul Insaanka

Ku Xigeenka Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya Wafuula Wamiiya ayaa ka hadlay Xaaladda Soomaaliya iminka ka jirta.  Guddoomiye ku xigeenka ayaa sheegey in Ciidamada AMISOM ...
Full story
image

Kulan looga Hadlayo ammaanka oo Iminka ka Soconaya Xarunta Gobolka Banadir

Kulankan oo ay soo qaban qaabisey Wasaaradda arrimaha gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qayb galaya Guddoomiyayaasha Lix iyo Tobanka Degmo ee Gobolka ...
Full story
image

Faah faahin ka soo Baxaysa Dagal Xalay ka dhacay Gobolka Jubada Hoose.

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Dagaal qaraar oo u dhaxeeyay Ciidamada dawladda iyo kuwa Kiinya oo isku dhinac ah iyo ...
Full story
Powered by Vivvo CMS v4.0