Baaritaan dheer iyo kutiri-kuteen badan dabadeed waxa la xaqiijiyay in biyaha oo la cabo aroorta hore marka hurdada laga kaco ay daawo u yihiin cuduro
Muqdisho,20-Agoosto-2008:-Iska horimaad Xoogan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu ka socdaa duleedka magaalada Kismaayoee Gobolka Jubbada hoose, dagaalkaan ayaa la sheegay ...
Muqdisho,20-Agoosto-2008:-Iska horimaad Xoogan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka aroortii wuxuu ka dhacay Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalkaasina uu ...
Muqdisho,20-Agoosto-2008:-Sidii lagu yaqaanay madaxda dunida saddexaad ee u adeega reer Galbeedka madaxweynihii hore ee Pakistaan Pervez Musharaf ayaa raadinaya wadan uu ka codsado inay siiyaan ...
Muqdisho.20-Agoosto-2008:-Halgankii xornimadoonka Eritrea waxa hormuud u ahaa Muslimiinta dalkaas, waxase talada dalka loo dhiibay Isayas Afawarki oo Kirishtaan ah qaraabana ay yihiin Meles Zanawi oo ...
Muqdisho,19-Agoosto-2008:-Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah ayaa sheegaya in Wasiirkii Shidaalka Mr.Maxmed Cali Saalax (Kanje),oo ka mid ahaa xubnihii aad u ...
Muqdisho,19-Agoosto-2008:-Madaxa Ergada Isbaheysiga Dib u xoreynta uga qeyb galeysay Shirka wada xaajoodka Jabuuti ee habeenimadii xalay lasoo gaba gabeeya C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in ...
Muqdisho,19-Agoosto-2008:-Kadib makrii dhowr bilood laga nastay boobka & Bililiqada Maleeshiyaadka Imbagati agagaarka Suuqa Bakaaraha, ayaa waxaa la sheegay iney saakay ku soo faafeen degmada H/wadaag ...
Jabuuti,18-Agoosto-2008:-Shirka dib u heshiisinta ee ka socda guriga Ummadda ee magaalada Jabuuti ayaa la sheegay in gudiyo farsamo oo soo diyaariyay qaabka ay iskula shaqeynayaan gudiyada DF ...
Garoowe,18-Agoosto-2008:- Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in saakay kooxo dabley ah oo aad u hubeysan oo isbaaro u tiilay ...