Iska hor imaad aad u xooggan ayaa waxa uu maanta ku dhexmaray Xaafado ka tirsan Degmada Huriwa ciidamda ka tirsan kuwa Dowladda Faderaalka KMG ah,
Xoogaga hubeysan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa manta barqadii la wareegay gacanku haynta Degmo ka mid ah Sh.hoose oo ah degmo u muhiim ah wax soo saarka balse aysan wax dagaal ah kala kulmin sida ay wararka ka imaanaya goobahaasi ay sheegayaan....
Askari Mareykan ah oo howlo shaqo u joogay dalka Ciraaq ayaa laga soo masaafuriyay dalkaasi kadib markii lagu eedeeyay in uu ku shiish bartay kutuaabka Qur`aanka Kariimka.
...